Sh.Haaruun Xusen oo darajada Dr.ka qaatay Jamaacada Madiina[Masawiro]

April 27, 2014 - Written by Editor

dr_haarunMadiina: Maamulka Shabakada Wararka Halgan .net ayaa tahniyad gaar ah waxay u dirayaan Sheekh Haaruun Xusen oo darajada Diktooraa ka qaatay Jaamacada islaamiga ee Madiina waxaana uu Sheekhu ku qaatay darajada Imtiyaaz.

Sheekh Dr. Haaruun Xusen ayaa waxaa uu ka mid yahay culumada iyo ducaada in mudo ah deganaa magaalada Madiina munawara Cinwaanka Risaalada Sheekh Haaruun ayaa waxay ahayd cilmiga fiqiga iyo usushiisa iyo qawaacidiisa,,..


Sheekh Haaruun Xusen ayaa waxaa risaalada uu ku qaatay diktooraa waxaa ka mid ahaa lajnada munaaqshada culumada kala ah />

no images were found

 

 فضيلة الشيخ الدكتور: علي حسين علي.  مقررا.

  وفضيلة الشيخ الدكتور: وليد بن علي الحسين، عميد كلية الشريعة والدراسات الإسلامية في جامعة القصيم عضوا خارجيا,.

  وفضيلة الشيخ الأستاذ الدكتور: سليمان بن سليم الله الرحيلي رئيس كرسي سماحة الشيخ محمد بن إبراهيم للفتوى وضوابطها. عضوا.

Halkan ka Akhriso Faahfaahinta Sheekh Dr Haaruun Xusen oo darajada Diktooraa ka qaatay jaamacad Islaamiga ee Madiina Munawara.

 

Maamulka Halgan,net

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online