Daarulhijra Islamic Center oo tacsi u diraya ehelada Xaji abdirahman Nuur (Shagaxle)

May 21, 2014 - Written by Editor

tacsiToronto:-Maamulka Masaajidka Daarulhijra Islamic Center  ee magaalada Toronto  ee Canada iyo Communitygiisa  ayaa wuxuu  Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii   Xaaji abdirahman Xaaji nuur (shagaxle) oo ku geeriyooday magaalada London ee carigaas Ingiriiska, Xaaji Abdirahman allaah ha u naxariisto wuxuu ka  mid ahaa Masuuliyiinta iyo Odayaasha  Masaajidka .

Maamulka Masidka ayaa tacsi gaar ah u diraya xaaska Xaaji abdirahman Xaaji Nuura Caydiid iyo Caruurtiisa, Hooda, Mohamed,  eheladiisa iyo dhamaan  jaaliyada Soomaaliyeed ee Toronto, Canada ….

Maamulka Masaajidka Daarulhijra
  Toronto – Canada

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online