Ganacsatadda oo Su’aalo weydiiyey Sh Maxamed Cabdi Umal Qeybtii 2aad.[Daawo]

May 27, 2014 - Written by Editor

UMALHargeysa:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa weli uu ka wadaa magaalada Hargeyso duruus, muxaadaraad iyo towjiihaad kale duwan , Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa kale oo kulan gaar ah la yeeshay ganacsatada ku dhaqan S/land waxaan uu uga jawaabay Su’aalo muhiim ah oo ku saabsan ganacsiga iyo Sakada.

Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu galay ilaa dhowr muxaadaro Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa isagoo ka hadlay mowduucyo kale duwan oo aan ka xusi doono Qaabka Loola Dhaqmayo Dadka Ehlu Bidcaha ah, Fidnada sidda looga badbaado.

Hoos ka Dhagayso su’aalihii Sheekh Maxamed Cabdi Umal ay wiidiiyeen ganacsatadda qeybtii 2aad

Halgan.net
Hargeysa

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online