Khudbadii Jimce ee Masjidka Abu Bakar Sh.Aadan Sh.Cali Saalax (Dhageyso)

May 18, 2014 - Written by Editor

sh-adenNairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa jeediyey Sh.Aadan Sh.Cali Saalax waxaa uu si wanaagsan uga hadlay Talo saarashada alle wuxuuna Sheekhu aad ugu dheeraaday ahmiyada ay shareecada siisay Talo saarashada alle. Sheekh Aadan Sh.Cali Saalax ayaa waxaa uu ku booriyey shacabkii soo camiray Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq in ay alle talo saartaan iyo wuxuuna uga digay in ay cid aan alle talo saartaan hadii ay taas dhacdana uu  iimaanka qofka uusan sugnaan doonin.

Hoos ka dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi Sheekh Aadan Sh.Cali Saalax.

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/3i2rxanti2/sh_adan_11.mp3]

Ama Halkan MP3

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online