Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya Sh.Dr Maxamed Xassan.[Dhagayso]

May 23, 2014 - Written by Editor

al-hidaaya1Nairobi:-Sheekh Dr Maxamed Xassan ayaa waxaa uu Khudbadii Jimce ka jeediyey  Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi isagoo uga hadlay Ducada iyo ahmiyadda ay uleedahay qofka muslimka ah, waxana uu sheekhu khudbadiisa ku sheegay in ducadu labo u qaybsanto Duco cibaado ,Duco mas’alo.

Sh.Dr maxamed Xassan ayaa waxaa uu faahfaahiyay shuruudaha laga rabo in qofka muslimka ah layimaado si ducadiisa aqbal u noqoto, waxaa kale uu sheekhu bayaaniyay waxyaabo ka hor istaagi kara in qofka ducadiisa la aqbalo.

Hoos ka Dhagayso Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobo

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/wn83cktfpp/dua.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Mohamed Ahmed Ismail
Nairobi, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online