Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo socdaal dacwo ku gaaray Shiniile (Masawiro)

May 15, 2014 - Written by Editor

IMG-20140514-WA0002Jigjiga:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo socdaal dacwadeed ku joogaa DDS ayaa shalay duhurkii si nabad ah ku gaaray magaalada Diridhaba waxaana halkaas si weyn ugu soo dhaweeyey culumada iyo waxgaradka waxaa uu muxaadaro ka jeediyey salaadii Casar ka dib waxaana Masjidka weyn ee Al-Tawfiiq ee magaalada Shiniile xarunta gobalka Sita oo ku yaal duleedka magaalada Diridhaba

Socdaalka Dacwadeed ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal uu marayo deegaanka DDS ayaa dadweynaha si weyn ugu diirsadeen wuxuuna qaatay qiyaastii 2bilood iyada oo ay u suurto gashay Sheekh iyo wafdi culuma ah oo ka tirsan Musasada Al-Suna in ay gaaraan dhamaan gobalada DDS marka laga reebo gobalka Liibaan oo Kenya xad la leh waana socdaalkii dacwadeed ee ugu dheeraa oo uu bixiyo Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah.

Halgan.net oo kaashaneysa Musasada Al-Suna iyo dhamaan culumada DDS ayaa soo gudbisay dhamaan warbixinada iyo muxaadaraadka uu qabtay Sheekh Maxamed Cabdi Umal inta badan waxaana alle ugu baryeynaa Sheekh iyo Culumada DDS iyo Musasada Al-Suna in uu ka abaal mariyo ajarna ka siiyo dacwada ay faafinayaan . Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa intii uu goobay magaalada Jigjiga waxaa uu jeediyey muxaadarooyin aad u tiro badan

no images were found

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta hadii alle idmo dhamaan muxaadaraadka iyo warbixinada ku saabsan socdaalka Sheekheena Sheekh Maxamed Cabdi Umal hadii alle idimo .

Musasada Al-Suna
Shiniile
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online