Bisha Ramadaan Sh Maxamed Idirs Radio Halgan Live (Dhageyso)

June 29, 2014 - Written by Editor

idirsNairobi:-Sheekh Maxamed Idirs Axmed ayaa muxaadaro gaar ah oo uu ugu talo galay soo dhaweynta Ramadaanka, waxa uu umadda ugu baaqay iney si wanaagsan uga faa’iideystaan kheyrka ku jira bisha Soonka.Sheekha, ayaa dadka xusuusiyay sida dadkeenii hore ay uga faa’iideysan jireen bisha barakeysan ee Ramadaan, isagoona qof khasaaray ku tilmaamay qofkii aan ka faa’iideysanin bisha Ramadaan.

Sheekh Maxamed Idirs ayaa sidoo kale ka hadlay sida aan isku badali karno oo aan u noqon karno sidii salafka

Halkan ka Dhageyso Radio Halgan Live Bisha Ramadaan Sheekh Maxamed Idirs

Halgan.net
Mecca

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online