Loolanka Madaxtinimada Iyo dhibaada uu ku reebay 2009 Sh Bashiir Axmed Salaad (Dhageyso)

June 25, 2014 - Written by Editor

Sh.-BashiirMuqdisho :-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu horey u jeediyey Sheekh Bashiir Axmed Salaad 2009 kii waxaana uu Sheekha uga hadlay muxaadaradiisa (Loolanka Madaxtinimada Iyo Hantida Iyo Saameynta uu ku Leeyahay Dhibaatada Soomaaliya ) wuxuuna Sheekha si fiican uga hadlay xaalada dalka iyo meesha uu marayo.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa  qodobeeyey mushkilada Soomaaliya in ay inta badan salka ku heyso  tartanka xukunka iyo faragalinta iyo danaha laga leeyahay Soomaaliya.

Xaalada dalka Soomaaliya oo soo maray maraaxil kala duwan ayaa waxaa uu haatan marayaa in la isku heystaa Maamulo ku saleysan Federaaal  iyo qabiil kuwaas oo sii murjiyey xaalada dalka .

Hoos Ka Dhageyso Loolanka Madaxtinimada Iyo Hantida Iyo Saameynta Uu Ku Leeyahay Dhibaatada Soomaaliya  Sheekh Bashiir Axmed Salaad

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/69303z31nu/loolan_Sh_Bashiir.mp3]

Ama Halkan Mp3

C/casiis Maxamed
Halgan.net

Muqdisho

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online