Muxaadaraadkii Sh Umal ka jeediyey masjidka Al-hudaa e Garoowe (Daawo)

June 12, 2014 - Written by Editor

ShumalGaroowe:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa ilaa intii uu safar dacwadeed ku gaaray magaalada Garoowe waxaa uu ka jeediyey muxaadaraad kale duwan isagoona la wiidiiyey su’aalo fara badan oo uu Shikhu ka jawaabay. Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaadaraadka inta badan ka jeediye Masjidka Al-hudaa ee magaalada Garoowe wuxuuna sidoo kale kulamo kala duwan la yeeshay Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland , Wasiirka waxbarshada ee Puntlabd Dr. Cali Xaaji Warsame, maamulka Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda Garoowe iyo masuuliyin kale duwan.

Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa muxaadaraadka uu jeediyey aan ka xusi karnaa:-

1. Dhibaatada Somaaliya iyo halka looga yimid iyo xalka meesha uu ku jiro

2. Maandooriyaha dhibkiisa sidda Qaadka , Sigaarka IWM

3. Tahriibka iyo dhibaatooyinka uu ku hayo shacab ka Soomaaliyeed

1. Hoos ka Daawo muxaadaradii Dhibaatada Somaaliya iyo halka looga yimid Sh Umal


2. Hoos ka Daawo Dhibaatadda iyo Khatarta Maandooriyaha Sh Umal

3. Hoos ka Daawo muxaadaradii Dhibaatada Tahriibka Sh Umal

Mu,sasat Al-Minhaaj
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online