Sheekh Bashir Axmed Salaad oo muxaadarooyin kala duwan ka jeediyey Masjidka Al-Tawxiid (Daawo)

June 18, 2014 - Written by Editor

shbashiirKampala:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadarooyin kala duwan oo uu Sheekh Bashiir Axmed Salaad ka jeediyey Masjidka Al-Tawxiid ee magaaalada Kampla mar uu socdaal dacwo ku marayey Bariga Afrika. Sheekh ayaa waxaa sidoo kale uu muxaadarooyin ka jeediyey Nairobi

Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa waxaa uu ka hadlay wadada Badbaada ee qofka muslinka uu ku badbaadi karo .

Muxaadaradii koowaad Wadada Badbaadada Sheekh Bashiir Axmed Salaad

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/qg034hp233/Muxadaro1Sh_Bashir.mp3]

Ama Halkan Mp3

Muxaadarada Labaad Naseexooyin ku socda Dumarka Sheekh Bashiir Axmed Salaad

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/wshq2n05tb/Muxaadaro2_Sh_Bashir.mp3]

Ama Halkan Mp3

Muxaadarada 3aad Isku xukunka Shareecada Islaamka iyo Hiilka Sheekh Bashiir Axmed Salaad.

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/euj794xzd6/Muxaadaro_4_Sh_Bashir.mp3]

Ama Halkan Mp3

Halgan.net
Kampala

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online