Sh.Umal oo muxaadaradii 1aad ka jeediyey Masjidka Al-Huda ee Garoowe(Video/Masawiro)

June 10, 2014 - Written by Editor

DSC05721Garoowe:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa ka Jeedinaya Masjidka wey Al Hudaa ee Magaalada Garowe ee xarunta Puntland muxaadaro qiimo badan  halkaas oo uu gaaray maanta Sheekhu allaha dhowree. Muxaadarada caawa ee Masjidka Al-Hudaa ayaa waxaa soo camiray dadweyne aan la qiyaasi karin tiradooda iyaga oo aad u xiiseynayey in ay dhageystaan muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi umal.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaadaradiisa caawa uga hadlay  Dhibaatada Somaaliya iyo Halka looga yimid iyo xalka meesha uu ku jiro, Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa si kooban uga taariikheeyey xaaladaha la soo maray Iyo hadda xaalada halka ay mareyso gaar ahaan Sidda ay Umada Ugu Heelan tahay Diinta Iyo Sida Ay Umada Ugu Dadaalayaan Barashada Diinta Iyo Mida Maadigaba Iyo Sida Ay Isigu Filnaadeen Hawlaha Ku Saabsan Dahanahooda.

Hoos ka Daawo Muxaadaradii 1aad ee uu Sh Umal ka jeediyey Masjidka Al-hudaa ee Garoowe

Sh.Maxamed Cabid Umal Wuxuu Tilmaay Umadaan Dhibka Lasoomaray Iyo Kufitaanka Aynu Kufnay wuxuuna sheekhu sheegay in dhibaatada ay ka timid mid gudaheena ah iyo mid dibada ah oo umada loo maleegayo shirqoolooyin tiro badan.

no images were found

Mu’asasatu Al Minhaaj
Garowe Masijdka Al Hudaa

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online