Axkaamta Soonka Sheekh Maxamuud Shible (Daawo)
(July 1, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineyna Muxaadaro uu jeediyey Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah waxaana uu Sheekhu uga hadlay (soonka iyo Axkaamtiisa ) waxaa uu Sheekhu ugu baaqay umada Soomaaliyeed in
Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabada 1-da Luulyo
(July 1, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey xaflad lagu maamuusayey 54 guuradii ka soo wareegtay xurrnimaddii iyo midnimaddii umadda Soo
Muqdisho oo laga xusay maalinta xorriyadda Soomaaliya [Cod/Masawirro]
(July 1, 2014)
Muqdisho:-Magaala madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho, ayaa waxaa  xalay  lagu qabtay  munaasabad  lagu xusayey maalintii Soomaaliya, xornimada qaadatay ee 1 da July. Munaasabaddan  ayaa waxaa 
Dowro diini ah oo ka socotay Hoolka dugsiga sare Al-waax ee Garoowe oo la soo gabagabeeyey [Masawiro]
(July 1, 2014)
Garoowe:-Waxaa maantay si rasmi ah loo soo afmeeray dowradii diiga ahayd ee ka socotay magaalada Garoowe ee xarunta dowadda Puntland. Dowradaan ayaa waxaa ay ka socotay Hoolka dugsiga sare Al-waax iya
Axmed Cismaan Keenadiid oo xalay ku geeriyooday magaalada Qardho
(July 1, 2014)
Qardho:-Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar Adeer Axmed Cismaan Keenadiid waxaana lagu wargeli nayaa dhamaan qoyska reer Keenadiid iyo Ehelkaba
Puntland oo laga xustay sanad guuradii 54-aad ee xoriyadii gobollada koonfurta iyo israacii 2-da gobol.[Masawiro]
(July 1, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Habeenimadii Xalay Magaalada Garoowe gaar ahaan Aqalka Golaha Wakiilada Puntland kaga qayb Galay Xaflad Balaaran oo lagu xus
Su’aallo iyo jawaabo ku saabsan bisha Ramadaan Sh. Umal [Daawo]
(July 1, 2014)
Sh. Maxamed Cabdi Umal, ayaa waxaa la weydiiyey su’aallo ku saabsan bisha Ramadaan, isagoona ka bixiyey jawaabo dhammeystiran Sh. Maxamed Cabdi Umal, ayaa had iyo jeer waxa uu umadda muslimka ah, ga