Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland oo Warsaxaafadeed soo saaray (Akhriso)
(July 3, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta shir jaraa'id si wada jir ah ugu qabtay xarunta taliska ciidanka Asluubta Puntland ee magaalada Garowe Taliyaha ciidanka Asluubta iyo madaxa Hay'adda UNODC Puntland waxaan ay wax
Puntland oo magacii Xerada 54-aad ugu magacdartay xerada General Maxamed Dirir[Masawiro]
(July 3, 2014)
Garoowe:-Maanta oo ay taariikhdu tahay 3 bisha july 2014 waxaa xarunta  madaxtooyada puntlnad  ku shiray golaha wasiirada dawladda Puntland waxaana ka soo baxay qodobadan 1,Madaxweynaha waxaa uu
Madaxweynaha DFS oo ka hadlay dilkii loo geystay Xildhibaan Xayd
(July 3, 2014)
Muqdisho:-Madaxeweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dilkii maanta magaaladda Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee marxuum xildhibaan Maxamed Ma
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ka hadlay, kana tacsiyeeyay dilka Xildhibaan Xayd.
(July 3, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed, ayaa ka tacsiyeeyay dilkii loo geystay Allaha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Maxamuud (Xayd)
Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xeyd oo Muqdisho lagu dilay
(July 3, 2014)
Muqdisho:-Waxaa saaka lagu dilay magaalada Muqisho Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya laguna magacaabi jiray Maxamed  Maxamuud Xeyd, waxaabn dhaawac uu weera
Axkaamta Soonka Sheikh Dr. Ali Mahamed Salah‏ (Daawo)
(July 3, 2014)
Norway:-Sheikh Dr. Ali Mahamed Salah‏ oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee dacwada ka wada dalka Norway ayaa waxaa uu jeediyey Muxaadaro qiimo leh oo uu kaga hadlayo Axkaamta Soonka waxaana uu Shee