Duruus Ramadaaniya Sh.Maxamed Cabdi Umal Qeybta 1aad (Daawo)
(July 4, 2014)
Nairobi :-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaraad uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal uga hadlay Soonka iyo Axkaamtiisa waxaana muxaadaraadka Sheekh Maxamed Cabdi Umal uu cinwaan uga dhigay (Duruus Ramadaan
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abubakar Sheekh Maxamed Umal (Dhageyso)
(July 4, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya oo uu maanta jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal wuxuuna Sheekha si fa
Baafin ku socoto Shacabka Jabuuti:-Khadro Diiriye oo baadigoobeyso Qoyskeeda oo ku nool Dalka Jabuuti.
(July 4, 2014)
Gaalkacyo:-Khadro Diiriye Dharaar Faarax waxa ay aheyd qof uu ku dhacay Cudurka Dhimirka kaasoo keenay in ay in mudo ay ku nooleed xaalad waali ah,magaalada Qardho ayey soo gaartay waxa ayna halkaani
Mu’asasada Al-Raxmah oo dowro ku qabtay degmada Caabudwaaq (Masawiro)
(July 4, 2014)
Caabudwaaq:-Mu’asasada Al-Raxmah ee Waxbarashada iyo horumarinta oo ah mu’asaso ka shaqaysa barnaamijta horumarinta iyo waxbarashada ee gobolada bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya, ayaa wax ay ku
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi Sh Shibli [Dhagayso]
(July 4, 2014)
Nairobi:-Sh Maxaammud Shibli ayaa maanta khudbadii JImce ee Masjidka Al-hidaaya waxa uu ooga hadlay waxyaabo badan oo soonka qiimo u yeelaya qofkana ajirkiisana wayneey naya,waxaa ka mid ah waxyaabaha
Daawo Markab laga shakisan yahay oo lagu qabtay xeebta LAMU
(July 4, 2014)
Lamu:-Markab looga shakisan yahay in uu siday daroogo ayaa waxaa lagu qabtay xeebta Lamu waxaana ay saraakiisha ciidanka dalka Kenya ay sheegeen in ay wadaan baaritaan ayna warbaahinta u soo bandhigi
Tartanka Quraanka Kariimka Gobolka Nugaal oo ka bilowday Masjidka Al- Raxma ee Garoowe.[Video/Masawiro]
(July 4, 2014)
Garoowe:-Waxaa maalinti shalay masjidka Alraxma magaaladda garowe ka biloowday Tartan ka Qur,aanka kariimkaa tartan kaan oo sanadwalba ka dhaca magaalada Garoowe ee caasimada Puntland, tartankaan oo a