Qarax ka dhacay Albaabka hore xarunta Baarlamaanka DFS iyo Al-shabaab oo sheegtay
(July 5, 2014)
Muqdisho:-Waxaa maanta barqadii uu qarax xooggan ka dhacay afaafka hore ee guriga baarlamaanka Soomaaliya. Qaraxa ayaa ka dhashay gaari wax yaabaha qarxa laga soo buuxi yey, kaasoo lala damacsanaa in
Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo Kormeer ku sameeyay qaar ka mid ah Xarumaha Wasaaradaha Puntland ee Garowe.[Masawiro].
(July 5, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Kormeer rasmi ah ku sameeyay Xarumaha ay ku shaqeeyaan Wasaaradaha Puntland Xarumaha Wasaaradeed ee uu booqday Madaxw