Muxaadaraadkii Shiicadda Immiyada Sh Cabdinaasir Xaaji Axmed. [1-3 Video]
(July 6, 2014)
Laascaanood:-Waxaa caawa idiin soo gudbinaynaa muxaadaraad qiimo badan oo uu jeediyey Sh.Cabdi naasir Xaaji Axmed uuna uga hadlay Shiicadda Immiyada oo maal mahaan fara kulul ku haysa dalka Soomaaliya
Puntland iyo mamulka KMG ah Jubba oo warsaxaafadeed soo wada saaray [Akhriso]
(July 6, 2014)
Kismaayo:-Waxaa magaaladda Kismaayo ee xarunta Maamulka Kumeelgaarka ah ee Jubba soo gaaray maalinimadii Talaadada ee 24kii June 2014 wafdi ka socda Dowladda Puntland ee Soomaaliya oo ka kooban Wasiir
Kenya oo sheegay in weerar xalay ka dhacay deegaano ka tirsan Lamu lagu dilay 29 qof
(July 6, 2014)
Nairobi:-Waxaa mar kale ka dhacay  2 weerar oo is xigay gobolka Xeebta ah ee dalka Keya gaar ahaan deegaannada Hindi iyo Tana Delta oo ka tirsan magaalada Lamu. wararka oo baxaya ayaa sheegay in weer
Qarax maanta ka dhacay magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo.[Dhagayso]
(July 6, 2014)
Beledxaawo:-Ugu yaraan laba qof aya aku dhimatay qarax maanta ka dhacay magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo. Goobjoogayaal ayaa VOA u sheegay in qaraxa ay ku dhinteen ugu yaraan laba qof inkastoo ma
Tartankii Quraanka ee dalka Koonfur Afrika oo maanta Furmay.[Masawiro]
(July 6, 2014)
Johannesburg:-Waxaa maanta oo ah 07da ramadaan kuna aadan 05/07/14 masaajidka Imaamu Shaafici ee magaalada Johannesburg ka furmay tartankii qur,aanka kariimka oo ay ku tartamaayeen dugisyada dalkan Ko