Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo lagu qabtay Guriceel
(July 9, 2014)
Guriceel:-Wararka ka imaanaya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Amaanka Degmada Guriceel ay maanta gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyey Walxaha Qarxa oo la rabay
Dowladda Talyaaniga oo si rasmi ah Madaxwaynaha DGPL Dr.Gaas ugu wareejisay Tv-ga Puntland[Masawiro]
(July 9, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha DGPL Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe gaar ahaan Xarunta Tv-ga Qaranka Puntland kaga qayb galay Munaasibad balaaran oo ay dowladda Talyaaniga Puntland
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Maaliyada DFS oo gaaray Kismaayo
(July 9, 2014)
Kismaayo:-Wafdi uu hogaaminayo wasiirka maaliyadda ee DFS  Xuseen Cabdi Xalane ayaa maanta gaaray magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda hoose,waxaana wasiirka iyo wafdigiisa ku soo dhaweeyey
Madaxwaynaha DGPL oo Tacsi ka diray Geerida wasiirkii hore ee warfaafinta Puntland Abwaan Axmed Sh. Jaamac.[Dhagayso]
(July 9, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta tacsi ka direy geerida Marxuum Abwaan Axmed Shiikh Jaamc oo ahaa Wasiirki Hore ee Warfaafinta Puntland kuna geeryooday
Taliyaasha laamaha ammaanka ee DFS oo xilka laga xayuubiyey iyo wasiirka Amniga oo la magacaabay (Dhageyso)
(July 9, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta xilka ka qaadis ku sameeyay taliyihii ciidanka booliska Jen Cabdixakiin Daahir Saacid iyo agaasimaha hey’adda nabad sugidda DFS
Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud oo ka hadley weerarkii ka dhacay Villa Soomaaliya.[Video]
(July 9, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa uu a hadlay weerarkii galabta ay ururka Al-shabaab ku qaadeen xarunta Villa Soomaaliya, Madaxweynaha ayaa sheegay in uu ku sugan yahay Villa
Tartan Qur’aan Akhris ah oo lagu qabtay Masjid Alhuda Laascaanood[Masawiro]
(July 9, 2014)
Laascaanood:-Galabta oo ay ahay 10 ka Bisha Ramdaan Waxaa Magaalada Laascaanood ka bilowday Tartanka Qur'aanka ee Ramadaan Walbaaba ka dhici Jirey Sanad Walbaaba. Waxaa ka soo qayb galay 130 Arday kan