Tartankii Quraan oo caawa lagu soo gabagabeeyay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari
(July 10, 2014)
Boosaaso:-Xaflad heersare ah loo soo agaasimay ayaa  maanta waxay ka dhacday Masjidka Wayn ee Al- Rowda ee magaalada Boosaaso taa oo abaalmarinno lagu gudoonsiiyay ardeydii ku soo baxday tartankan qu
Ninkii sahlay weerarkii Villa Soomaaliya qorshihiisuna ahaa in lagu dilo Ra’iisul wasaaraha DFS oo la soo bandhigay.[Video]
(July 10, 2014)
Muqdisho:-Warbaahinta dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay baahisay waraysi ay la yeesheen nin dhalinyaro ah oo ay qayb ka ahaa weerarkii habeenkii Talaadada  ay ururka al-shabaab ay ku qaade
Golaha wasiirada oo isku raacay in Wasaaradda Arrimaha Dibadu go’aan ka gaarto cida qaadanaysa Basaboorka diblomaasiga
(July 10, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ah ee Golaha Wasiirada, waxaana looga hadlay arrimo
Puntland oo gudi heer wasiiro ah u saartay Xuska Sanad Guurada 16-aad ee Aasaaskii PL.[Masawiro]
(July 10, 2014)
Garoowe:-Maanta oo ay taariikhdu tahay 10 bisha july 2014 waxaa xarunta  madaxtooyada  puntlnad  ku shiray golaha wasiirada dawladda Puntland  shirkaas oo khamiis’le ah iyadoo  dood dheer iyo f
Sh. Maxamed Sh. Cismaan oo ka warbixiyey Jaamacadda Islaamiga ah ee Raaf.[Daawo Video-ga]
(July 10, 2014)
Nairobi:-Sh. Maxamed Sh. Cismaan, oo ah aasaasaha Jaamacadda Islaamiga ah ee Raaf, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Taleefishinka Somalichannel, gaar ahaan barnaamijka wacyo, waxa uu kaga warbixiyey
Duruustii laga akhriyey Dowradii diiniga aheyd ee ka socota Masjidka Al-Hidaaya ee Nairobi [Daawo]
(July 10, 2014)
Nairobi:-Waxaa si habsami leh uga socoda wel Masjidka Al-hidaaya ee magaaalada Nairobi siminaarkii diiniga ahaa ee ay soo qaban qaabiyeen ururka Dhalinyarta ee (Peace and awareness youth group-PAY) oo