Wasiirka Arrimaha Dibadda oo dhiggiisa Spain kula kulmay Madrid ,kana wada hadlay xiriirka iyo arrimaha ammaanka.
(July 14, 2014)
Madrid, July 14, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh  ayaa maanta kula kulmay Magaalada Madrid ee caasimadda dalka Spain dhiggiisa Wasiirka
Gudoomiyaha Maxkamada sare ee DFS Ilka Xanaf AMISOM weydiiday in ay Ilaaliso Garsoorka.[Dhagayso]
(July 14, 2014)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Maxkamada sare ee DFS Caydiid C/llaahi Ilka Xanaf oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda VOA-da ayaa sheegay ciidanka AMISOM ay diideen in ay ilaaliyaan Madaxda Hay'addaha garsoorka
Ururka Al-qaacida iyo Qaacidada soomaaliyeed ee “Qaniinyo ayaa qaniinyo kaa fujisa” W/Q Sh. Axmed Cabdisamad
(July 14, 2014)
Al-qaacida goortay kooxda DAACISH khaati ka istaagtay ayay iyaduna imaarad u samaysatay iyada oo raacaysa “qaniinyaa qaniinyo kaa fujisa” iyo qaacidada “middi middi ku taag” Kooxahaani waxay u
Sh Yuusuf Aadam oo Tafsiirka Quraanka ka bilaabay Masjidka Abubakar As-Saddique ee Minneapolis.[Daawo]
(July 14, 2014)
Minneapolis:-Waxaa tafsiirka Quraanka Kariimka ka biaabay bishaan Barakeysan ee Ramadaan Masjidka Abubakar As-Saddique ee Minneapolis ee dalka Maraykanka Sh Yuusuf Aadan oo ka mid ah culimo dalka Soom
Idaacad Islaamiga ee Al-Nuur ee magaalada Muqdisho. [Dhageyso Live]
(July 14, 2014)
Muqdisho:-Idaacadda Alnuur waa idaacad dacwi ah, cilmi ah, xambaarsanna dhaqanka islaamka.Idaacaddu waxaa la’aas aasay oo dhidibada loo aasay  bishii kowaad sanadkii 1434H oo ku beeganayd bishii la
Madaxwaynaha DGPL oo la kulmay xiriiriyha Barnaamijka la dagalanka Dambiyada ka dhaca Badaha Geeska Afrika [Masawiro].
(July 14, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha DGPL Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas oo lakulmay Xiriiriyha Barnaamijka ladagalanka Dambiyada Ka dhaca Badaha Geeska Afrika iyo Indian Ocean iyo Ku Xigeenka Barnaamijka UNODC ee Soom
Sh.C/raxmaan Abyad oo ka hadlay xaalada dhabta ah ee dalka Suuriya (Daawo)
(July 14, 2014)
Suuriya:-Sh.C/raxmaan Abyad ayaa muxaadaro u jeediyey Dhalinyarada magaalada Copenhagan waxaana uu Sheekhu ugu jeediyey Masjidka Al-Tawxiid waxaana Muxaadarada cinwaankeeda uu ahaa Xaalada dhabta ah e
Amiirka Al-Qaacida ee Shaam Abu Maxamed Al-Jowlaani oo ku dhawaaqay Imaara Islaamiya (Dhageyso)
(July 14, 2014)
Suuriya:-Amiirka Jabhadda Al Nusrah ee dalka Suuriya Abu Maxamed Al-Jowlaani ayaa waxaa uu sheegay in uu ku dhawaaqay Imaara Islaamiya oo ka howlgali doonta dalka Suuriya waxaana uu balan qaaday in ay
Gardarada Yuhuuda W/Q Abdihakim Herer
(July 14, 2014)
Illaahay Ayaa Mahadleh.Sharaf-baddanaha-Xikmadda baddan. Gargaaraha-Awooda baddan.Rabbiga sida runta ah u ballan qaadey inuu u hiilinayo inta hanuunkiisa raacday ee adoomadiisa rumeeyey ah. Nabbadg