Dawro diini ah oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.[Masawiro]
(July 15, 2014)
Qardho:-Waxaa maanta  oo taariikhdu tahay 17/ Ramadaan 1435H lagu soo gunaanaday Dawradii  Sharciga ahayd ee sanad walba lagu qaban jiray xagaaga magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Dawrada
Degmada Boocame oo lagu qabtay Munaasibad Xidhitaanka Machadka- Iimaamu Shaafici.[Masawiro]
(July 15, 2014)
Boocame:-Munaasbad baladhan oo laguqabtay Magaalada Boocame taas oo loo qabtay aryda wax Ka Barata machadka- Iimaamu shaafic ee Magaalada boocame,Kaas oo galay sanadkii Labaad waxaa halkaas ka soo qay
Cizudiin Al-Qasaam oo diyaarad AIC ama Dronska u dirtay Yahuuda Muuqaalo soo bandhigtay (Daawo)
(July 15, 2014)
Gaza:-Markii ugu horeysay ayaa garabka milatari ururka Xamaas (Cizudiin Al-Qasaam ) waxaa uu diyaarad kuwa wax basaasa ee AIC u dirtay deegaanada ay xooga ku heystaan ciidanka Yahuuda. Diyaarada ay
Danjire cusub ee dowladda Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid oo waraysi siiyey VOA.[Dhagayso]
(July 15, 2014)
Dawladda Somalia ayaa dalka Maraykanka u soo magacowday danjirihii ugu horeeyey ilaa markii ay burburtay dawladdii dhexe bishii January ee sanadkii 1991. Danjiraha cusub waa DrCumar Cabdirashiid Cali
Labadii gacan ku dhiigle ee dilay Nafisa Cismaan oo la toogtay
(July 15, 2014)
Muqdisho:-Maxkamada ciidamada qalabka-sida ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saaka toogatay labo dhalinyara ah oo dilay alaha u naxariistee Nafisa Cismaan Salaad oo ahayd gabar arday ah dilkaas o
Dowlada Mareykanka oo soo dhaweeyey Safiirka Cusub ee DFS Omar Abdirashid Ali Sharmarke
(July 15, 2014)
Washington:-Madaxweynaha dowladda Maraykanka Brack Hussein Obama ayaa maanta ka gudoomay safiirka cusub ee DFS u fashin doona dalka Maraykanka waraaqihii aqoonsiga safiirnimo Dr.Omar Abdirashid Ali Sh