3 dhalinyaro oo Soomaali ah oo ceeji lagu dilay magaalada Nairobi
(July 19, 2014)
Nairobi:-Wararka aan ka helayno magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in 2 dhalinyaro ah oo Soomaali ah ceeji lagu dilay caawa  xaafada Islii ee magaalada Nairobi. Ilo wareed ku s
Madaxweynaha DGPL Dr.Gaas oo kulan la qaatay Madaxa Xafiiska UNFPA ee Puntland.[Masawiro]
(July 19, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kullan kula qaatay Madaxa Xafiiska UNFPA  ee Puntland Mr Bakhtior Kadirov 
Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe Duraan oo ku geeriyooday magaalada Buuhoodle
(July 19, 2014)
Buuhoodle:-Waxaa magaalada Buuhoodle ee xarunta gobalka Ceyn ku geeriyooday alaha u naxariistee Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe Duraan oo ka mid ah isimda ugu culus deegaanada gobalka Ceyn waxaana uu
Tartanka Qur’aanka Kariimka oo lagu soo gabagabeeye magaalada Laascaanood (Masawiro)
(July 19, 2014)
Laascaanood:-Galabta oo ay Tahay 20 Ka Bisha Ramdaan Waxaa Magaalada Laascaanood lagu so gabagabeeye Tartanka Qur'aanka ee Ramadan Walbaaba ka Dhici Magaalada . Xalada Ballaaadhan oo ka Dhacday Mas
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Siihayaha Safaaradda Qatar ee Soomaaliya.
(July 19, 2014)
Mogadishu, July 19, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Siihayaha cusub Safaaradda Qatar ee Soomaaliya E