Mu’asasada Al-minhaaj oo soo gabagabeysay tartankii qur’aan akhriska ee ahaa heer Puntland.[Masawiro]
(July 20, 2014)
Garoowe:-Tartankaan oo saddexii maalmood ee ugu ka socday masjidul Alhuda ee magaalada Garowe ayaa lagusoo gabagabeeyay xaflad lagu abaal marinayay ardaydii kaalimaha hore ka galay tartankaa, waxaa ka
Culimada iyo Ducaadda Gobolka Sool oo ka tacsiyadeeyey Geeridii ku timid allaha u naxariistee Garaad C/llaahi Garaad Soofe
(July 20, 2014)
Laascaanood:-Culimada iyo Ducaadda Gobolka Sool ee magacyadoodu hoos ku xusan  yihiin waxay Tacsi u dirayaan ehelladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday allaha u naxariistee Garaad Cabdilaahi Garaad S
Tartanka Quraanka Kariimka ah ee bisha barakaysan ee Ramadaan oo ka furmay Buuhoodle.[Masawiro]
(July 20, 2014)
Buuhoodle:- Jumuciyada u adeegista Quraanka Kariimka ah ee Jumciyatul Nuur oo soo qaban qaabisay tartanka ayaa munaasibada balaadhan oo lagu daahfurayey ku qabatay masjidka weyn ee magaalada Buuhoodle
Maamulka Machadka Saylac oo kulan la yeeshay ardaydii kala duwanaa ee ka qalinjabisay Machadka.[Masawiro]
(July 20, 2014)
Boorama:- Maamulka iyo Macalimiinta ayaa kulan soo agaasimeen la kulmeen ardaydii hore wax uga dhigatay Machadka kulankaas oo loogu tala galay ardayda kala raagtay in ay dib u kulmaan waanooyin iyo ta
Xasuuqa Yahuuda ku heyso Gaza oo sii laba kacleeyey (Daawo)
(July 20, 2014)
Gaza:-Xasuuqa ay ciidamada Yahuuda ay ku hayaan shacabka reer Falastiin gaar ahaan magaalada Gaza ayaa gaaray meeshii ugu sareysay waxaana xasuuqa ay wadaan Yahuuda isku dayaya in ay iska difaacaan Sh
Madaxweynaha DGPL Dr Gaas oo magacaabay guddoomiyaha gobolka Gardafu iyo ku xigeenkiisa
(July 20, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha DGPL Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu wareegto ka soo baxday xafiiskiisa  ku magacaabay guddoomiyaha gobolka Gardafu oo loo magacaabay Cabdiqaadir Yuusuf Maxamuud (Iidi
Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Cali Suldaan Yaasiin Keenadiid oo tacsi u diray ehelada Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe
(July 20, 2014)
Qardho:-Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Cali Suldaan Yaasiin Keenadiid oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa waxaa uu tacsi gaar ah u dirayaa eheladii alaha u naxariistee Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe Dur
Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo ka tacsiyeeyey Geeridii ku timid Allaha u naxariistee Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe.
(July 20, 2014)
Gaalkacyo:-Islaan Bashiir waxaa uu Ummada Soomaaliyeed uu uga tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe, oo 19, July, 2014, ku geeriyooday magaalada Buuhoodle ee
Fadliga laylatul qadri Sh.Deeq Maxamud Cali Keenadiid (Abu Ibraahiim) [Dhageyso]
(July 20, 2014)
Nairobi:-Waxaan ku jirnaa 10 danbe ee bisha Ramadaan waxaana ku jira habeen aad u qiimo badan oo qofkii alle haleeshiiyo uu liibaanayo .fadliga laylatul qadri waxaa ku soo arooray nusuus badan waxaan
Dowladda Puntland oo Tacsi ka diray Geerida Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe.(Masawiro+Cod)
(July 20, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta tacsi ka direy geerida Marxuum Garaad Cabdulaahi Garaad Soofe oo kamid ahaa isimada Soojireenka ah ee Puntland,kuna