Wafdi ka socda Midowga Yurub oo gaaray magaalada Kismaayo
(July 22, 2014)
Kismaayo:-Wafdi uu hogaaminayo Ergeyga midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Michele Cervone  ayaa  gaaray magaalada Kismaayo  ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.Michele Cervone Ergeyga mido
Maraakiibtii Somalia oo Yemeni lagu Wareejiyay [Dhagayso]
(July 22, 2014)
Yemen:-Maxkamad ku taalla Yemen ayaa si rasmi ah ugu wareejisey nin ganacsade ah saddex markab oo ay horey u lahayd dowladda Somalia. Ninka ganacsadaha oo u dhashey Yemen ayaa maraakiibtan ku yeeshay
Madaxwaynaha DGPL oo La kulmay Agaasimayaasha Wasaaradaha,Hay’addaha Madaxa Banaan[Masawiro]
(July 22, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta kullan aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kula qaatay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Puntland,Agaasimayasha
Madaxweynaha DFS oo soo xiray kaldhiga 4-aad ee Baarlmaanka DFS (Masawiro)
(July 22, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray kaldhiga 4-aad ee Baarlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Mudane Xasan Sheekh Ma
Dowlada Federaalka Soomaaliya oo si adag u cambaareysay duulka Yahuuda ee Gaza
(July 22, 2014)
Gaza:-Waxa ay si adag u cambaareyneysaa duulaanka lagu qaaday dadka ku nool Gaza ee go’doonsan, iyo beegsashada rayidka aan waxba galabsan , taasoo ah wax ka hor’imaanaya qiimaha bani’aadanimada
Taangiyada ciidanka Yahuuda oo duqeyn ku burburiyay Al Aqsa Hospital
(July 22, 2014)
Gaza:-Waxaa wili ka socda magaalada Gaza ee dalka falastiin duqeyn iyo xasuuq ay geysanayaa ciidanka yahuuda waxaana u danbeysay Duqeyn ay ku burburiyeen taangiyada Yahuuda Al Aqsa Hospital  ee ku ya