Raisulwasaaraha DFS oo ka tacsiyeeyey geerida Saado Cali Warsame
(July 23, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa isaga oo ku hadlaya magaciisa, kan Xukuumadda iyo kan shacabka Soomaaliyeed, ka tacsiyeeyey d
Madaxweynaha DFS oo ka tacsiyeeyey geerida Saado Cali Warsame
(July 23, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyey qoyska, ehelada, qarabada, xildhibaanada baarlmaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed Mar
Tarbiyah Productions iyo kulankii ay la yeelatay Sh Bashiir Axmed Salaad (Daawo)
(July 23, 2014)
Madiina:-Walaalaha sharafta leh ee ku xiran webka Halgan.net waxaan la socodsiinaynaa in la bilaabay barmaamij xiiso badan oo ah wareysiyo iyo kulamo gaar ah aan la yeelan doono Culumada ugu caansan e
Madaxweynaha DGPL oo maanta hortagay Golaha Wakiilada Puntland.[Masawiro]
(July 23, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta hortagay Golaha Wakiilada Puntland si uu ugu soo bandhigo waxqabadka dowlada su,aalana uga waydiiyaan. Madaxwayne Cab
Xildhibaanad Saado Cali oo lagu dilay magaalada Muqdisho iyo Al-shabaab oo sheegtay
(July 23, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubaysan ay ku dileen agagaarka Hotel Ambaasadoor ee magaalada Muqdisho ,Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo ka mid ah Xildhib