Sh. Shariif Dawiil oo safar dacwadeed ku tegay magaalada Johannesburg.[Masawiro]
(July 24, 2014)
Johannesburg:-Sh.Shariif Maxamed Shariif C/raxmaan (shariif dawiil) oo ka mid ah culimada ku nool dalka Kenya ayaa maanta oo ah khamiis 10kii aroornimo ku yimid safar dacwadeed dalka Koonfur Afrika is
Ururka Badbaado oo u qaybiyaya dhar ciideed danyar iyo agoon ( Masawiro)
(July 24, 2014)
Ururka badbaado ayaa markay ahayd  bisha Ramadaan  25/ramadaan/1435 u qaybiyay dhar iyo kabo dad dayar oo waalidkood u awoodin in uu ciida ka farxiyo ayaa saaka aroortii loogu qaybiyay Machadka Zayl
Golaha wasiiradda dowladda Puntland oo shiray iyo qodobo laga soo saaray shirkooda.[Masawiro]
(July 24, 2014)
Garoowe:-Maanta oo ay taariikhdu tahay 25 bisha july 2014 waxaa xarunta  Madaxtooyadda Dawladda Puntland  ku shiray Golaha Wasiirada dawladda Puntland  shirkaas oo Khamiis’le ah Iyadoo  dood dhe
4 dhalinyaro oo lagu eedeeyay in ay yihiin Shabaab oo xukun dil ah lagu fuliyay.
(July 24, 2014)
Muqdisho:-Maxkamadda ciidamada DFS  ayaa maanta waxay  xukun dil ah ku fulisay afar dhalinyaro oo ay ku sheegtay inay ka tirsanaayeen Amniyaadka kooxda Al-Shabaab. Guddoomiyaha maxkamadda darajad
Madaxweynaha Puntland Dr Gaas oo booqasho ugu tegay Sh Cabdi Qani Qorane[Masawiro]
(July 24, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Gaas ayaa maalintii shalay waxaa uu ku booqday gurigiisa Sheekh Cabdi Qani Qorane  oo dhaawac fudud uu ka soo gaaray shil gaari oo ka dhacay   deegaanka R
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo saaka ka qayb galay aas Qaran oo loo sameeyey Saado Cali.[Masawiro]
(July 24, 2014)
Muqdisho:-Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay Marxuumad Saado Cali Warsame oo kooxo dhagar-qabayaal ah ay shalay ku dileen magaalada Muqdisho, waxaana salaada Janaasada kul
Madaxweynihii hore ee DGPL Dr.Faroole dilka Saado Cali waa mid Siyaasadaysan.[Dhagayso]
(July 24, 2014)
Garoowe:-Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamuud Faroole ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyay dilkii loo geystay Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo shalay kooxo hubaysan ay ku dileen
Madaxda Puntland oo baaq u diray dowladda Federaalka Soomaaliya[Dhagayso]
(July 24, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali oo saaka shir jaraa’id ku qabtay magalada Garowe ayaa waxaa uu tacsi ka diray geerida ku timid Xildhibaan Saado Cali Warsame oo maal
Xaflad Afur iyo casho sharaf ah oo loo sameeyay Wasiirka duulista iyo garoomada Puntland[Masawiro]
(July 24, 2014)
Leicester:-Waxaa magaalada Leicester loogu qabtay xaflad ballaaran oo soo dhaweyn ah wasiirka duulist iyo garoomada Puntland Mudane Xassan Xaaji Siciid maalinimadii shalay oo ay aheyd Talaado 22/07/20
Ra’iisul Wasaarihii hore Saacid “Dowladda waxaan ugu baaqayaa inay cadaaladda horkeento kooxihii dilay Xildhibaan Saado”
(July 24, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladda federalka  Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo Marwadiisa Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii loo-geys

Next Page »