Sidee looga ciiday magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland.[Masawiro]
(July 29, 2014)
Helsinki :-Kummanaan qof oo ka tirsan dadweynaha muslimiinta ah ee ku dhaqan Caasimada Finland ee Helsinki ayaa isugu soo baxay garoon nooca katiifaddu ku goglan tahay ee kubadda cagta si ay halkaasi
Hay,ada Haro oo ciidsiin usamaysay in kabdan 50 Caruur agoon ah (Masawiro)
(July 29, 2014)
Garoowe:-Hay'adda  Haro oo lagu yaqaan in ay sanadwalba usamayso caruuraha agoonta  ah iyo dadka aan waxba haysan ayaa waxay usamaysay 50 caruur ah oo agooma ah ciid siin heersare waxaana goobta ka
Sh.Shariif Dawiil oo ka bilaabay Johannesburg dowro diini ah.[Masawiro]
(July 29, 2014)
Johannesburg:-Waxaa saakay oo ahayd talaado 02da bisha shawaal oo waafaqsan 29/07/2014 ka bilaabmay masjidka imaamu shaafici johannesburg waxaa ka bilowday dowro diini ah oo uu bixinayey Sh.Shariif Da
Sidee looga ciiday magaalada Columbus ee gobolka Ohio[Masawiro]
(July 29, 2014)
Ohio:-Maanta oo ah maalin isniin ah bisha july 28, sanadka 2014 waxaa isugu soo baxay salaaddi ciidul fidriga kumanaan qof oo ka mid dad weynaha muslimiinta ah ee ku nool magaalada Columbus ee gobolka
Golaha Isutaga Masaajidda ee W/Maraykanka oo Tahniyada Ciida u diray Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida
(July 29, 2014)
Golaha isutaga Masaajida wuxuu u dirayaa umada islaamka ah,gaar ahaan umada soomaaliyeed meel walbo oo ay joogaan Tahniyad ku aadan Ciidul Fitriga Sanadkan wuxuuna leeyahay( CiidukumulMubaarak), Sanad
Sidii looga ciiday Masaajidka shaafici iyo xaafada Cedar ee Minneapolisa [Video/Masawiro]
(July 29, 2014)
Minneapolis:-Kumanaan dad Soomaaliyeed ah oo ku nool magalada Minnesota ee wadanka Maraykanka gaar ahaan xaafadda ay ku badan yihiin ayaa maanta Salaadda Ciida ku tukaday Masaajidka Shaafici iyadoona