3 dhalinyaro oo Soomaali ah oo ceeji lagu dilay magaalada Nairobi

July 19, 2014 - Written by Editor

nairobiNairobi:-Wararka aan ka helayno magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in 2 dhalinyaro ah oo Soomaali ah ceeji lagu dilay caawa  xaafada Islii ee magaalada Nairobi.

Ilo wareed ku sugan magaalada Nairobi ayaa Halgan.net u sheegay in 3 dhalinyarada ah lagu dilay ceeji waxaana warar hordhac ah ay sheegayaan oo aan wili la xaqiijin in dhalinyarada ay kaxeysteen ciidanka sirdoonka dalka Kenya saacado ka dibna la geeyey goob lagu keydiyo meydadka Isbitaalka Nairobi.

 

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya  gaar ahaan xaafada Islii ayaa waxaa ay muujiyeen cabsi ka dib dilka 3 dhalinyaro ee lagu dilay Nairobi.

Cabdi Yare
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online