Ciyaaryahan Lionel Messi oo Malaayiin Doolar ugu Deeqay dowladda Israil xili ay Xasuuq ka wadaan Gaza.[Video]

July 25, 2014 - Written by Editor

lionel-messi-12aLondon:-Ciyaaryahanka reer Argentiin ee lagu magacaabo Lionel Messi ayaa waxaa uu lacag Malaayiin doolar ah waxaa uu ugu deeqay dowladda Israil xili ciidanka Israil ay duqeyn iyo xasuuq ka wadaan magaalada Gaza ee dalka Falastiin.Ciyaaryahankaan reer Argentiin Lionel Messi ayaa waxaa kale oo ka ciyaaraa dalka Spain waxaan uu u ciyaaraa kooxda Barcelona, dad badan oo muslimiin ah oo u badan da’yar ayaaa waxaa ay is wiidiinayaan sababta Ciyaaryahankaan uu lacag intaas le’eg uu ugu deeqay dowladda Israil xili ay xaquuq ba’an ay ka wada magaalada Gaza ee dalka Falastiin. Ciyaaryahankaan reer Argentiin Lionel Messi ayaa weyn doono taageero badan oo ay u hayeen dad badan oo muslimiin ah oo ka caraysan xasuuqa ay ka wadaan ciidanka Israil magaalada Gaza.

Hoos ka Daawo Video-ga uu baahiyey Tv-ga Shuruuq

Source Tv-Shuruuq

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online