Cizadiin Al-Qasam garabka hubeysan ee Xamaas oo gacanta ku dhigay askari Yahuudi ah (Daawo)

July 21, 2014 - Written by Editor

yahuudGaza:-Mujaahidiinta Xamaas ayaa alle fadligiis gacanta ku dhigay askari ka tirsan ciidanka Yahuuda ee Xasuuqa ka wada magaalada Gaza ee dalka Falastiin. Sarkaal u hadlay Garabka hubeysan ee Xamaas Cizadiin Al-Qasaam allaha cizeeyo ayaa sheegay in ay darsi u dhigeen cadowga Yahuuda ayna ka dileen askar badan taangiyo kala duwana ay qarxiyeen ayna haatan gacanta ku hayaan askari nool oo yahuudi ah.

Hoos ka Daawo Mujaahidiin Xamaas oo gacanta ku dhigay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Yahuuda

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online