Culimada iyo Ducaadda Gobolka Sool oo ka tacsiyadeeyey Geeridii ku timid allaha u naxariistee Garaad C/llaahi Garaad Soofe

July 20, 2014 - Written by Editor

soofeLaascaanood:-Culimada iyo Ducaadda Gobolka Sool ee magacyadoodu hoos ku xusan  yihiin waxay Tacsi u dirayaan ehelladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday allaha u naxariistee Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe oo maalintii shalay ahayd ku geeriyooday magaalada buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn ,Garaadka oo ahaa nin muwaxid ah,xaafidul qur’aan ah, ah isla markaana mar walba ka talin jirey danta dadka iyo maslaxadooda,khayrka iyo wanaagana ka shaqayn jirey  ayay culimadu alle uga baryayaan in uu janadiisa ka waraabiyo,su’aashana ufududeeyo,eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna sabir iyo iimaan ka siinyo.
Culimada iyo Ducaadda :-

1.       Sh. C/naasir X.axmed Yuusuf

2.       Sh. Axmed Max’ed Sulaymaan

3.       Sh.Max’ud Maxamed Xaliike

4.       Sh.C/naasir X.maxamed( faraaid)

5.       Sh. Yuusuf Haybe Ibraahim

6.       Sh.Cali Macalin  Xasan

7.       Sh.Aadam Weli C/xuseen

8.       Prof: C/risaaq Maxamed Aadan (lafoole)

9.       Sh.maxa’ud Salaad Warsame

10.   Sh. Siciid Axmed Cadar

11.   Sh.C/laahi Sh.cali Macalin

12.   Sh.Axmed maxamed maxamuud

13.   Sh.maxamed max’ud Faarax(sadiiq)

14.   Sh.maxamed sh.Aadam Weli

15.   Dr.c/rashiid yuusuf Maahir

16.   C/rashiid maxamed awfaarax

17.   Siciid muuse x.nuur

18.   Jaamac Yaasiin warsame

19.   Axmed sulaymaan Ismaaciil

20.   Xirsi Aadam Max’ed

21.   C/raxmaan max’ud aw yuusuf

22.   Maxamed barre cali

23.   Isxaaq max’ud Salaad

24.   C/weli maxamed Cali

25.   Aadam Axmed max’ud

26.   Maxamed Saleebaan Warsame

27.   Cismaan c/laahi kediye

28.   Max’ud maxamed samatar

29.   Axmed siciid Bile

30.   Dr.c/majiid Sh.xuseen Sugulle

31.   Jaamac Maxamuud Cali

32.   Mawliid ismaaciil Digeed

33.   Cali c/casiis Maxamed

34.   Ustaad c/laahi max’ud cali(maahir)

35.   Sh.aadam Cali nuur

36.   Sh. Bashiir Ibraahim Sugulle

37.   Eng: Jaamac C/laahi Caydiid

38.   Sh.maxamuud Max’ed Aadam(abuu xasan)

39.   Sh. Max’ed Ducaale Seed

40.   Sh.cali Aadam Dalmar

41.   c/raxmaan Aadam Cali iyo dhamaan Golaha ardayda ka baxda machadka alfurqaan,inta dhigata iyo macalimiintiisa.

Xafiiska Iclaamka ee Golaha Ardayda
Ka baxday Machadka Alfurqan –Lascanod

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online