Diyaar Garoowga Sanadguuradii 16aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay Puntland oo ka socota Garoowe.

July 31, 2014 - Written by Editor

DSC06579Garoowe:-Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa waxaa si weyn looga dareemayaa diyaargarowga sanadguuradii 16aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay Puntland oo ku beegan 1.Augst0 1998 oo Issimo iyo Siyaasiyeen deegaan ahaan ka soo jeeda Puntland. Shabakada Halgan.net oo xiriir la samaysay gudiga qaban qaabada xaflada Sanadguuradii 16aad ee ka soo wareegtay markii la aasay Puntland ayaa waxay noo sheegeen  in ay ku guda jiraan diyaar garowgii ugu danbeeyay waxaana la filayaa in sanadkaan ay wax weyn kaga duwanaan doonto  xafladihii hore.

Waxa xusid mudan in si aad da looga dareemayo dhamaan gabolladda Puntland diyaar garowga 1.Augts waxaa maalmihii la soo dhaafay dadweynuhu hadal hayeen sidda sanadkaan looga dabaaldagi doono goballada Puntland iyo weliba Jaaliyadaha dibada waxaa sidoo kale aad loo adkeeyey amaanka magaalooyinka waaweyn ee Puntland, Ciidanka daraawiisha , kuwa Madaxtooyadda iyo coidanka Badda , Ciidanka Nabadsugida PIA ayaa la geliyey heegan.

Wadooyinka waaweyn ee magaalada Garoowe xarunta dowlada Puntland ayaa waxaa laga lulay calamada dowlada puntland iyo Calanka Soomaaliya waxaan la hakiyey isku socodka gaadiidka Gobollada Puntland waxaan la dareemayaa dhaqdhaqaaqyo badan oo ay samaynayaan ciidanka amaanka.

Halgan.net
Garoowe

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online