Guddiga dhismaha Buundada Midigar oo u baaqay Jaaliyaddaha Puntland ee nool dalka dibadiisa.[Cod/Masawiro]

July 18, 2014 - Written by Editor

3Garoowe:-Guddiga dhismaha buundada Midigar ee Sunijiif ayaa ugu baaqay jaaliyaddaha reer Puntland ee dalka dibadiisa inay ka qeyb qaataan dhameystirka buundada oo haatan maraysa meel gabagabo, Godoomiyaha Gudiga dhismaha boondooyinka Sh. Maxamuud Xaaji Yuusuf oo ugu horayntiiba ka hadlay goobta ayaa sheegay in howshu haatan ay marayso meel wanaagsan islamarkaana loo baahan yahay in in tadhiman siwada jir ah loo ga qayb qaato waxaana sheekhu cadeeyay in arinkaan  uu yahay  mid ajar laga helayo maadaama waxa laqabanayo ay tahay dan guud oo ah danaha muslimiinta.

Ugu danbayntii waxaa warsaxaafeedka  u akhriyay C/rashiid Jagfe  isagoo ka warbixiyey qaabka gudigu dadweynaha dal iyo dibad ugu qoreen qaaraankaan isagoo baaq cod dheer u diray bulshada Soomaaliyeed oo dhan ee kheyrka jecel.

no images were found

Hoos ka Dhagayso shirka  jaraa’id  ee ay Guddiga Dhismaha Buun dooyinka ku qabteen magaalada Garoowe

[audio: http://k007.kiwi6.com/hotlink/7tbq6sfxw5/gudi.mp3]

Halkaan ka Dhagayso MP3

wixii faah faahin ah oo intaa dheer  kala xiriir gudiga dhismaha buundooyinka

Tell:00252907794850/00252907794655/00252907794032

Nuur Jaamac

Garowe,Somalia

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online