Guddoomiyaha Hay’adda culimada Soomaaliyeed Sh Bashiir Axmed Salaad oo gaaray Nairobi

July 31, 2014 - Written by Editor

shbashiirNairobi:-Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed Dr. Bashiir Axmed Salaad, ayaa galabta soo gaaray magaalada Nairobi xarunta dalka Kenya. Tiftiraha shabakadda Somalireal, ayaa waxaa u suura gashay inuu la xiriiro guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed, waxaana Sh. Bashiir uu Somalireal u sheegay inuu wanaagsan yahay nabadna ku soo gaaray magaalada Nairobi.

Dr. Bashiir Axmed  Salaad ayaa socdaalkiisu waxa uu la xiriiraa safar dacwo, iyadoo shabakaddu wareysi kala yeelan doonta guddoomiyaha safarkiisa iyo arrimaha guud ee hay’adda uu sheekhu madaxda ka yahay. Ma aha markii ugu horreysay ee uu sheekh Bashiir yimaado magaalada Nairobi, howlaha dacwo ee sheekhana bartan ayaad kala socon doontaan haddii Illaahay idmo.

Somalireal.com/Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online