Jimciyada Qur’aanka Kariimka ah ee Gobolka Sool Jimciyatul Al-Nuur oo loo doortay Gudoomiye cusub.[Video/Masawiro]

July 31, 2014 - Written by Editor

DSC_0440Laascaanood:-Waxaa Maanta gudoomiye cusub loo doortay jimciyada Qur aanka kariim ka ah Al-Nuur ee Gobolka sool doorashadan Oo ay goob joog ka ahaayeen culimada Gobolka sool loona doortay Gudoomiye Cusub Sh Cabdilaahi sh axmed (Abuxamsa) oo helay 25, Cod. Halka Gudimiye Hore uu helay 21 cod waxaana ladhisay maamulcusb oo wadi doona Jimciyada Labada Sane Ee Socda Geesta kale.

Gudoomiyihii Hore ayaa loodoortay Gudoomiyaha Gudida Jimciyada Gudoomiyihii Hore ayaa shahaado sharaf Gudoon siiyay Xubno siwayn ula shaqeeyay. Waxana halkaas ka hadalay Culimo kala duwan oo ka mid yahay Sh Axmed Cabdi Samed Sh Axmed Maxamed Saleebaan Sh Faysal Axmed Gudoomiyaha jimciyatul karam wadacwah iyo Sh Mustafe Allabari,Sh.Siciid Axmed Cadr Oo ah afhayeenka Jimciyada Alnuur- Maamulaha Jamacada Bariga Afrika faraceeda Buuhoodle Sheekh C/shaafi Axmed Cali.

Maamulaha shirkada Telesom Cabdir Dhabayaco, Maamulaha Iskuulka Sare Nugaal Caaqil Cabdinaasir Iidle Qurbo Joog Eng Maxmed Xasan Xaaji. Dhamaantood dadkaas ayaa waxa ay balan qaadeen in ay lashaqayn doonaan jimciyada Qur Aanka Kariinka ah Ee Gobolka sool waxaana lagu balamay in guud ahaan soomaaliya Oo dhan laga Mideeyo dhanaka Tartamada Qur aanka ,
Guud ahaan jimcyada ayaa waxa halkaas ka sheegeen in ay doonayaan inay wax badan ka badalaan qaabkii Looshaqayn Jiray iyo in ay samaysan doonaan saaxiibo kamid Noqda, Jimciyada Qur Aanka Kariimka ah Al-Nuur Gudoomiyaha ayaa qorshayaal akhriyay Kaas oo siwayn ay Oga sugayaan Guud ahaan shacabka Gobolka sool Sanaag Iyo Cayn.

Waxaa Maa lmahan ka socday Magaalada Laascaanood in ururada iyo jimciyadaha ku yaala ay badalayeen masuuliyiinta xilalka u haysa dhawaanatan ayay ahayd Markii gudoomiye Loo doortay Golaha Ardayda kabaxaday Machadka-Alfurqaan, Dalada Socda Gudoomiye Cusub Loo doortay Jimciyada Al-nuur ayaa sidookale maanta Loodoortay Taas oo shacabka Sool tusaysa In labarto in qof xilka Lagaqaadi karo Laganu qanco.

no images were found

Hoos ka Daawo Gudoomiye cusub oo loo doortay Jimciyada Quraanka Kariimka ah Gobolka Sool.


C/kariim C/laahi
Lascanod,Somalia

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online