Ka qayb qaado Dhismaha Madarsada Daarul Qur’aan ee Laascaanood.[Video]

July 24, 2014 - Written by Editor

BaaqaLaascaanood:-Waxaa dhamaan walaalaha muslimiinta ah ee ku nool daafaha aduunyada lagu wargelinayaa in ay ka qayb qaataan dhismaha Madarsada Daarul Qur’aan ee ku taala magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Macalinka Madarsada Daarul Qur’aan Macalim Xassan Cawed Sugule ayaa ah Macalin aan lasoo koobi karin fadliga uu ku leeyahay u adeegida Quraanka kariimka ah waxaa la odhan karaan mudo dhawr iyo labaatan sano ah iyo ka badan ayuu u adeegayey kitaabka ilaahay jiilka quraanka yaqaana ee magaaladaas laascaanoodna waxaa la odhan karaa 90% ama ka badan ama isagaa baray ama ciduu baraa bartay.

Macalim Xassan Cawed Sugule ayaa hadaba intaas mudada le’eg inta badan ku dhigayey meelo dad leeyihiin oo kiro ah laakiin min fadlillaahi hadda ayay madarasadii heshay dhisme ay leedahay laakiin weli ma dhamaystirna dhismahaasi waxaadna si fiican uga bogan kartaan Video la socda qoraalkan haddaba walaalaha muslimiinta ah waxaa laga codsanayaa inay dhismahaas ka qayb qaataan ayna cinwaankan ugu hagaajiyaan sadaqadooda 00252634496794. Laascaanood.

Qofka muslimka ah waxa uu aakhiro ku intifaacayaa waa waxa uu sadaqaystay aan inshalaah ku dadaalo khayrka oo aan u tartano , wajazaakumulaahu khayran …

Hoos ka Daawo kana qayb qaado Dhismaha Madarsada Daarul Qur’aan ee Laascaanood

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online