Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al-Hidaaya Sh.Xassan Ibrahim Ciise (Dhageyso)

July 25, 2014 - Written by Editor

alhidaayaNairobi:-Sh Xassan Ibrahim Ciise ayaa khudbadii Jimce waxaa uu ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi waxaan uu Sh Xassan uu kaga hadlay Zakaatul fitri ga waqtiga ay wajibayso dadka ay kuwajibayso iyo qiyaasta labixinaayo, waxa kale oo sheekhu kaga hadlay khudbadiisi  maanta ciida iyo aadabteeda, shekha ayaa ugu danbayntii u dardaarmay musliminti bisha barakaysan soo soomay iney cibaadada ku dadaalaan mar walba oo soonka oo kaliya aan lagu ekaynin.

Khudbadii JImce ee Masjidka Al-hidaaya ee uu jeediyey Sh.Xassan Ibrahim Ciise hoos ka Dhagayso

[audio: http://k007.kiwi6.com/hotlink/9y3xgu4nn5/sh_xassan_ibrahim.mp3]

Maxamed Axmed Ismail
Nairobi, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online