Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Garbahaarey

July 31, 2014 - Written by Editor

xasanGarbahaarey:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka waxaa safar ay ku gaareen magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Garbahaaray Masuuliyiimta Garbahaaray , Saraakiil ciidan , odayaasha dhaqanka  iyo bulshad qaybaheeda kale duwan.

Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud ayaa waxaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay  mas’uuliyiinta gobolka , odayaasha dhaqanka iyadoo kulanka looga hadlay arrimaha nabadgelyada iyo weliba xaalada abaaraha ee ka jira degaano ka tirsan Gobolka Gedo.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online