Magaalada Laascaanood oo maanta si weyn looga ciiday.[Masawiro]

July 28, 2014 - Written by Editor
DSC_0366Laascaanood:-Waxaa maanata magaalada laascaanood laga tukaday si nabad galyo ah Salaadii Ciidul Firiga magaalada Laascaanood ayaa waxa lagu tukadaa Goobo kala duwan oo Masalaaha magaalada ,Masaajido Guud ahaan dadkii saaka ku tukaday Goobahaas ayaa waxa la hadlay oo khudbado u jeediyay Culimada Gobolka sool Gaar ahaan sh,Maxamed Aadan wali ayaa waxa siwayn wacdi dheer jeediyay dadkii ku tukanayay Maslaha wayn ee magaalada laascaanood waxana uu siwayn sh Maxmed Oga hadlay Sinada iyo dhibteeda.

Waxaana maslaha dadka latukaday sheekh Baladka Gobolka sool Sh CabdiNaasir Xaaji Axmed iyo culimada Gobolka geesta kale waxaa maanta siwayn loogu tukaday masjid jaamaca wayn ee magaalada laascaanood kaas kumanaan dad ahi ay ku tukadeen waxaana khudbada u akhriyay dad waynaha sh Shiine Cali Macalin oo dadka siwayn u dhagaysanayeen, Dadka masaakiinta aha ayaa maanta siwayn ogafaadiidays Raashinkii Zakaatul-Fidriga waxaana ay siwayn ugu duceeyeen Guud ahaan shacabkii soo caawiyay waxana ay maanta ku jiraan farxad qiimo leh,
Dadka ayaa waxa ay wateen caruurohooda iyagoo gaynaya goobaha lagu uubiyo macmacaanka waxana ay isugu hanbalyay nayeen in Ciida Ciideeda illaah barwaaqo ku gaarsiiyo waxaa maanta siwayn loogu diceeyay walaaha reer falastiin ee yuhuudu ku xasuuqayso Marinka Gaza.

no images were found

C/kariim C/laahi
Lascanod,Somalia

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online