Maraakiibtii Somalia oo Yemeni lagu Wareejiyay [Dhagayso]

July 22, 2014 - Written by Editor

maraakiibYemen:-Maxkamad ku taalla Yemen ayaa si rasmi ah ugu wareejisey nin ganacsade ah saddex markab oo ay horey u lahayd dowladda Somalia. Ninka ganacsadaha oo u dhashey Yemen ayaa maraakiibtan ku yeeshay lacag deyn ah oo gaaraysa 2 Malyuun oo Dollar. Saddexdan markab oo lagu kala magacaabo Cismaan Geedi Raage, Faarax Oomaar iyo 21-ka Octoobar 3, waxaa haatan milkiyadoodu ay hoostagaysaa ninka ganacsada ah.

Dacwadda lagu xukumayay maraakiibtan ayaa soo socotay muddo 7 sannadood ah. Mas’uulliyiin ka socotay dowladdihii Soomaaliya ayaa tagay Yemen si ay arrintan xal ugu helaan, balse kumaysan guuleysan. Magaalada Sanca waxa warbixinta hoose ka soo direy weriyaha VOA Jacfar Kuukaay.

Dhageyso Warbixintan Maraakibta lagu wareejiyay Ganacsade Yemeni ah.

Source: VOA

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online