Sacuudiga oo laga arkay bisha iyo maalinta beri oo ah maalin ciid ah

July 27, 2014 - Written by Editor

Riyaad:-War goordhow laga arkay Bisha  dalka Sacuudiga  iyo dalal kale oo carbeed sidaas darteed  maalinta beri oo ah Isniinta ayaa ah Ciid, waxaa kale oo ay maalinta beri ah ciid u tahay dalalka kala ah Baxrayn, Urdun, Falastiin, Imaaraadka, Kenya , Somalia, Sacuudiga iyo dalal kale. Waxaan alle ka baryeynaa in dhamaan muslimiinta uu ka aqbalo soonkooda iyo acmaasha khayrka ay soo wadeen bishan oo dhan Aamiiin

 

 

Maamulka Halgan.net waxay ugu hambalyeynayaan dhamaan muslimiinta ciida waxaana leenahay alaha muslimiinta ka saaro dhibta iyo colaada guushana ha siiyo meel walba ay joogaan gaar ahaan walaalaha magaalada Gaza .

Maamulka Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online