Sh. Umal oo booqday Hotel uu Nairobi ka deganaa Sh Cabdi Qani Qorane

July 28, 2014 - Written by Editor

qqNairobi:-Waxaa maanta hotelka uu ka deganaa magaalada Nairobi Sh Cabdi Qani Qorane ku soo booqday Sh Maxamed Cabdi Umal ka dib markii uu Sheekh. Cabdi Qani Qorane uu arrin caafimaad uu ku soo gaaray magaalada Nairobi .

Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa xiriir la sameeyey Sh Cabdi Qani Qorane markii uu ku dhaawacmay shilka gaari ee ka dhacay duleedka Garoowe wuxuuna maanta ku soo booqday Hotelka uu Sh Cabdi Qani Qorane ka deganaa Nairobi isagoo ugu duceeyey in alle Caafimaad taam ah siiyo .

Booqadhada uu Sh Umal uu ugu tegay Sh Cabdi Qani Qorane ayaa waxaa ay ku tusinaysaa hab-dhaqanka iyo akhlaaqiyaadka sare ee culimadu ay ka dhaxleen ambiyada iyo rususha iyaga oo alle dartiis isku jecal iskuna booqanaya .

Sh.Maxamed Cabdi Umal iyo Sh Cabdi Qani Qorane ayaa waxaa iskugu danbaysay xili uu socdaal dacwadeed oo dheer uu Sh Umal ku tegay deegaanada Puntand iyo weliba degaanada kale ee ay Soomaaalidu degto safarkaas oo qaatay mudo 3 bilaad ka badan.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online