Sh. Umal oo toddobaadkan dhalinyarada Nairobi uga jawaabay su’aallo diini ah [Daawo]

July 17, 2014 - Written by Editor

sh-umalNairobi:-Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi, ayaa waxaa toddobaadkii ugu dambeeyey galay siminaar diini ah, kaasoo socday bishan Ramadaan oo dhan. Siminaarka oo sanad walba la qabto, ayaa waxaa isku soo duwa ururka dhallinyarada ee PEACE AND AWARNESS YOUTH GROUP (P.A.Y) kaasoo ka shaqeeya in dhallinyarada lagu wacyi geliyo waxyaabah wanaaggooda ah, lagalana dadaallo iney u beyeraan dhinaca khaldan.

Siminaarka, ayaa waxaa lagu bixinayey casharo diini ah, kuwaasoo ay soo jiidiyaan culimo loo soo xulay, waxaana todobaadka dhammaadkiisa dhallinta la siinayey muxaadaraad ay bixiyaan culimada, waxaana sidoo kale la siinayey fursado ay su’aallo ku weydiiyaan culimada, loogana jawaabo masaa’isha ay doonayaan. Siminaarka ayaa waxaa ka faa’iideystay dhallinyaro isugu jirta wiilal iyo gabdho, iyadoo ciddii ka faa’iideysaneysa da’ wa;ba ha ahaatee loo oggolaa. Toddobaadkan, ayaa dhallinyaradu waxay fursad u heleen iney su’aallo weydiiyaan Sh. Maxamed Cabdi Umal, iyagoona ka faa’iideystay jawaabihii uu bixiyey Sheekhu.

Hoos ka Daawo Su’aallihii dhallinyaradu weydiiyeen Sh. Umal toddobaadkan

Maxamed Axmed Ismaaciil
Nairobi,Kenya

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online