Sidee looga ciiday magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland.[Masawiro]

July 29, 2014 - Written by Editor

2.9Helsinki :-Kummanaan qof oo ka tirsan dadweynaha muslimiinta ah ee ku dhaqan Caasimada Finland ee Helsinki ayaa isugu soo baxay garoon nooca katiifaddu ku goglan tahay ee kubadda cagta si ay halkaasi ugu tukadaan salaadda ciidda. Waxaana howshaas isku soo dubariday Masjidka Alhuda ee Helsinki oo ah Masjidka ugu weyn Finland.Sannadkan waxaa tujiyay salaadda ciidda Sh.Maxamed Alruweyli oo ah daaci ka socday wasaaradda awqaafta iyo diinta ee dalka Boqortooyada Sucuudiga. Khudbadii ciidda kadibna waxaa ay dadweynuhu isugu hanbalyaynayeen ciidda .

Sidoo kale degmada Espoo oo ah degmada labaad ee ugu weyn dalka ayaa iyadana waxaa looga ciiday si aad iyo aad u qiimo badan. Ciiddaas oo lagu tukaday garoon dedan oo kubadda cagta loogu tala galay, waxaa soo qaban qaabiyay Masjidka Alnuur oo ah kan ugu weyn jiritaan iyo dacwo ahaanba degmadasi, waana farac hoos yimaada Masjidka Alhuda ee Helsinki. Waxaana saaaddii tujiyay, khudbadaha akhriyay imaamka masjidkaasi Sh.Cabdirazaaq Sugulle Maxamed.

no images were found

Somalin kielen tulkki (Interpreter)
Helsingin seudun asioimistulkkikeskus
Freelancer, Islamic and Somali cultural expert
Helsinki Islam Center
Tel : 358 40 7224177

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online