Sidii looga ciiday Masaajidka shaafici iyo xaafada Cedar ee Minneapolisa [Video/Masawiro]

July 29, 2014 - Written by Editor

4Minneapolis:-Kumanaan dad Soomaaliyeed ah oo ku nool magalada Minnesota ee wadanka Maraykanka gaar ahaan xaafadda ay ku badan yihiin ayaa maanta Salaadda Ciida ku tukaday Masaajidka Shaafici iyadoona dadkii munaasibadda ciida ay ka muuqatay farxad aad u ballaara. Waxaa isugu soo baxay oo ka qayb galay salaadda ciida dad lagu qiyaasay 10,000 oo qof.

Shiikha Masaajidka Shaafici Shiikh Cabdiqani Qardhaawi ayaa u duceeyay umadda Soomaaliyeed iyo waliba umadda Islaamka ah ee lagu xasuuqayo magalada Gaza taasoo ay ka danbayso Yahuuda Israa’iil.

Waxaa khudbo dhinacyo badan taabanaysa soo jeediyey Sh. Tawakal oo ka mid ah culumada gobolka Minnesota. Marka laga soo baxay Salaadda Ciida ayaa dadkii ka qayb galay damaashaadka ciida waxay ehelkooda iyo umadda Soomaaliyeed ay hawadda u mariyeen salaamo qiimo leh iyagoona dalka Somalia u rajeeyay inuu ILLAAHAY dhibka ka dulqaado hormarna gaarsiiyo.

Sida looga ciiday magalada Minnesota ayaa sidoo kale waxaa looga ciiday dhamaan wadamadda ay Soomaalida iyo umadda Islaamka ahi ku nooshahay.Waxaa amaan mudan in loo soo jeediyo dhamaan dadka ka shaqaynayeey gaarhaan.

no images were found

Hoos ka Daawo qaabkii looga ciiday Masjidka shaafici iyo xaafada Cedar ee magalad Minneapolisa

Isku xiraha guud ee ciida (operational Manger) Dr. Cabdiqaadir Daaci
Qaybta dhaqaalaha iyo kiraynta goobta sh. Maxamud maxamed
Qaybta iclaamadka (Media) Mursal Guhaad cali mire.
Diyariye: sach Xayow.

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online