Taangiyada ciidanka Yahuuda oo duqeyn ku burburiyay Al Aqsa Hospital

July 22, 2014 - Written by Editor

441Gaza:-Waxaa wili ka socda magaalada Gaza ee dalka falastiin duqeyn iyo xasuuq ay geysanayaa ciidanka yahuuda waxaana u danbeysay Duqeyn ay ku burburiyeen taangiyada Yahuuda Al Aqsa Hospital  ee ku yaal deegaanka Deir el-Balah.

Xasuuqa ay ka geysteen ciidanka Yahuuuda caawa  Al Aqsa Hospital  ayaa waxaa ku dhintay  4 qof waxaana ku dhaawacmay 6 qof oo rayid ah

Al Aqsa Hospital   ayaa ahaa Isbitaal dhowr dabaq ah oo howl muhiima ka hayey deegaank deegaanka Deir el-Balah waxaana khasaaro lixaad leh ay gaartay qabalkii Isbitaalka sida uu warbaahinta u sheegay Dr.Fayez Zidane oo ka mid ah dhaqaatiirta naftooda u huraya in ay daweeyaan shacabka Gaza ee uu xasuuqu ku socdo.

Ciidamada Yahuuda ayaa wada maalintii 15aad xasuuqa shacabka Gaza waxaana ay dileen ilaa 600 qof oo caruur u badan waxaana dhaawaca uu sii marayaa ilaa 3500 .

Wasaarada Caafimaadka ee dalka Falastiin ayaa sheegtay caawa in 25 xarumo caafimaad ay duqeeyeen ciidanka Yahuuda ayna dhibaato kala duwan u geysteen.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online