Sh. Umal oo khudbadii Jimcaha ee maanta uga hadlay duulaanka Israel ku leyneyso shacabka reer Gazza.[Daawo]
(August 1, 2014)
Nairobi:-Sh. Umal ayaa khudbadii jimcaha ee maanta uga hadlay duulaanka Israel ku leyneyso shacabka reer Gazza. Sheekha, ayaa sheegay in dadka muslimiinta ah ay ka dhigan yihiin sidii hal qof, wuxuuna
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi Dr. C/llaahi Xassan Ibraahim.[Dhagayso]
(August 1, 2014)
Nairobi:-Dr. C/llaahi Xassan Ibraahim ayaa maanta khudbadii Jimcaha waxaa uu ka soo jeedi yay Masjidka Al-hidaaya ee magalda Nairobi Sh Dr Cabdullaahi ayaa waxaa uu khudbadiisa uga hadlay cibaadada oo
Xafladii Sanadguurada16aad markii la aasaasay Puntland oo ka socoto caawa xarunta Baarlamaanka Puntland.[Masawiro]
(August 1, 2014)
Garoowe:-Waxaa caawa si toos ah ugu socda hoolka Baarlamaanka Dowladda Puntland  ee magaalada Garoowe xaflad lagu xusayo sanadguuradii 16aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay maamulka Puntland ,
R.W Cabdiweli Dilka Madeer waa mid loo geystay guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed
(August 1, 2014)
Muqdisho:-Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sh.Axmed Maxamed,  ayaa cambaareeyay dilkii xaq darada ahaa ee maanta loogu  ge
Madaxweynaha DGPL Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka qayb galay xuska 1-da Augusto.[Masawiro]
(August 1, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha DGPL Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasumada Dowladda Puntland kaga qayb galay Munaasabad Balaaran oo loogu dabaal dagayay Sanad guuradii 16-aad
Xildhibaan ka tiran Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Muqdisho lagu dilay
(August 1, 2014)
Muqdisho:-War naga soo gaaray magaalada Muqdisho dhawaan ayaa waxaa uu sheegay in la dilay Xildhibaan ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya xili uu ku sugnaa degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir
Xuska 1-da Agoosto oo ka socota magalada Garowe ee xarunta Puntland.[Masawiro]
(August 1, 2014)
Garoowe:-Waxaa saaka ka socda magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland Munaasabad weyn oo lagu xusay 16 guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay Puntland, Barxada weyn ee magaalada Garoowe a