Xafladii xidhitaanka shirka ardaydii ka baxday Macaahidda Sharciga ah ee Soomaaliya.[Masawiro]
(August 2, 2014)
Laascaanood:-Waxaa xalay lagu qabtay Machadka Al-furqaan ee magaalada Lascanod xaflad lagu soo xidhayey shir ay Dalladda Macaahidada Sharciga ah ee Soomaaliya u qabatay arday ka socotey 12machad oo ka
Madaxweynihii hore ee DGPL Dr.Cabdiraxmaan Farole oo hambalyo diray.[Dhagayso]
(August 2, 2014)
Garoowe:-Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa waxaa uu hambalyo ku aadan 1 Augsta 2014 oo ay ka soo wareegtay 16 guuradii markii la aasaasay maamulka Punt
Madaxweynaha DGPL oo madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaanada Puntland ugu jira DFS ee Garoowe ku soo laabtay
(August 2, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta aqalka madaxtooyada kusoo dhaweeyay wafdi xildhibaano katirsan barlamaanka federalka Soomaaliya oo maanta Garowe soo gaa
Wafdi Xildhibaano ka tirsan DFS oo uu hogaaminayo Xassan Abshir Faarax oo gaaray Garoowe
(August 2, 2014)
Garoowe:-Wafdi Xildhibaano ah oo uu hogaaminay Ra'iisul wasaarihii hore ee soomaliya haddana ah Xildhibaan ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudan Xassan Abshir Faarax ayaa  soo gaaray magaala
Ra’iisul Wasaare DFS oo Shacabka iyo Xukuumadda Puntland ugu hanbalyeyeey Sannadguurada 16-aad
(August 2, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa hambalyo ku aadan sannadguuradii 16aad ee ka soo wareegtay asaaskii Puntland u diray shacabka iy
Madaxwaynaha DGPL oo khudbad xiiso leh ka jeediyay Sanad Guuradii 16-aad ee ka soo wareegatay Aasaaskii Puntland.[Video]
(August 2, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu Xalay Magaalada Garoowe gaar ahaan Hoolka Golaha Wakiilada Puntland kaga qayb galay Xaflad Balaaran oo lagu waynayna