Halgan.net oo Wareysi la yeelatay Sheekh C/laahi Sheekh Cumar Nuur (Akhriso)
(August 3, 2014)
Mecca:-Mareegta Halgan.net ayaa caawa waxaa ay idiin soo gudbineysaa Wareysi kooban oo aanu la yeelaney  Sh. Claahi Sheekh Cumar Nuur (Abu C/raxmaan ) oo ka mid ah culumada waaweyn ee dalka Soomaaliy
Ururka wacyigelinta iyo Nabadda oo maanta xaflad taariikhi ah ku qabtay Nairobi [Masawiro]
(August 3, 2014)
Nairobi:-Magaalo madaxda Kenya ee Nairobi gaar ahaanna xaafadda Soomaalida ee Islii ayaa maanta lagu qabtay munaasabad si weyn loo soo agaasimay, ayna ka dhex muuqdeen dad bulsho weynta Soomaaliyeed m
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Mr.Yuan Li. (Masawiro)
(August 3, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta aqalka Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Shirkadda China Civil Engineering Construction Co
Guddoomiyaha Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo caawa muxaadaraad ka bilaabaya Nairobi.
(August 3, 2014)
Nairobi:-Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed, Dr. Bashiir Axmed Salaad ayaa caawa waxa uu masaajidka Abuu Bakar sidiiq (6ka) ee magaalada Nairobi, ka bilaabayaa muxaadaradiisa koowaad oo ka
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-shaafici ee magaalada Johannesburg Sh Qaasim Cabdi Hayaan [Video]
(August 3, 2014)
Johannesburg :-Waxaa khudbadii Jimce ka jeediyey Masjidka Al-shaafici ee magaalada Johannesburg  Sh Qaasim Cabdi Hayaan oo ka mid ah culimada iyo ducaada ku nool hadda  Johannesburg ,  Sh Qaasim ay
3 dhalinyaro ah oo lagu eedeeyey in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab oo Muqdisho lagu toogtay
(August 3, 2014)
Muqdisho:-Maxkamadda ciidanka qalabka sidda ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxaa ay xukun  dil ah ku fulisay saddex dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen in ay ka tirsan yihiin ururka Al-sha