Sh. Bashiir Axmed Salaad Saddex M umadda ha loo ilaaliyo
(August 4, 2014)
Nairobi:-Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed Dr. Bashiir Axmed Salaad, ayaa caawa waxaa uu muxaadaro aad loo jecleystay ku qabtay masjidka Hidaaya ee magaalada Nairobi. Sheekha, ayaa waxa uu
Machadka Iimaamu Shaafici ee Degmada Yagoori ee Gobolka Sool oo Arday Abaalmarino Siiyay.[Video/Masawiro]
(August 4, 2014)
Laascaanood:-Munaasibadan ayaa waxa lagu qabatay Masaajidka wayn ee Degmada Yagoori ee Gobolka Sool waxaana loo qabtay arday Dhiganaysay  Machadka-Iimaamu shaafici Oo qaar kood u Gudbaya Machadka-Alf
Tilmaamaha Guud Ee Tubta Toosan, Sh Bashiir Axmed Salaad (Daawo+ Cod)
(August 4, 2014)
Nairobi:-Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Dr. Bashiir Axmed Salaad ayaa  xalay muxaadaro qiimo badan ka jeediyey Masjidka Abubakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana cinwaanka
Ra’iisul Wasaaraha DFS “Heshiiskii Maamul u sameynta gobollada dhexe wax saameyn ah ku yeelan maayo deegaanada ay Puntland maamusho”
(August 4, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka qeybgalay kulan uu soo abaabulay Machadka Cilmi Baarista (The Heritage), isagoo ka jawaab
Taliyihii ciidanka Booliska Gobolka Bari oo qarax lagu dilay
(August 4, 2014)
Boosaaso:-Qarax is miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Boosaaso ayaa waxaa ku dhintay  Allaha u naxariistee Taliyihii ciidanka Booliska Gobolka bari  G/sare Cabdiraxmaan Cali Cabbaas  iyo qaar ka m
Hay,adda SUNNA oo siminaar u soo xirtay 50 Macalin.[Masawiro]
(August 4, 2014)
Jigjiga:-Hay,ada SUNNA ee arimaha tacliinta iyo dacwada ayaa maanta waxay siminaar u soo xidhay 5o macalin oo wax ka dhiga dugsiyada qu,aanka ee magaalada Jigjiga waxaana xaflada lagu qabtay Hotel Xam