Furitaankii Shirweynihii Ardayda ka qalin jabisay Macaahida Islaamiga ee Soomaaliya.[Video]
(August 5, 2014)
Laascaanood:-Waxaa caawa idiin soo gudbinayanaa kulankii ay ardayda ka qalin jabisay Maacihidda Islaamiga ah ay ku yeesheen magaalada Laascaanood ee xarunt Gobolka Sool, Ardaydaan Macaahidda Islaamiga
Machadka Al-furqaan Buuhoodle oo soo dhaweeyey wefdi ka socda Machadka Galdogob‏.[Masawiro]
(August 5, 2014)
Laascaanood:-Ka dib shirweyne ka dhacay magaalada laascaanood oo ay isugu yimaadeen ardayda ka qalin jebisay 12 machad oo soomaaliya ku yaal  waxaa lagu dhisay dalad ay yeeshaan ardayda ka qalin jebi
Puntland TV oo hawada dib ugu soo laabatay ka dib markii ay askar gadoodsan gudaha u galeen.
(August 5, 2014)
Garoowe:-Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in ay xarunta Puntland TV la wareegeen ciidamo ka careysan saraakiil xilka uu ka qaaday Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiw
Sh Cadnaan oo ka hadlay Xaqiiqda kooxda Daacish.(Daawo)
(August 5, 2014)
Suurriya:-Waxaa halkaan idinkugu soo gudbinaynaa Kalimada uu Sh Cadnaan Carcuur uu uga hadlay Xaqiiqda kooxada isku magacawday dowladda Islaamiga ee Ciraaq iyo Shaam (Daacish)  iyo qaabkii ay ku soo
Hay’adda UNOPS iyo Shirkada CCECC ee dhisaysa Runwayga Garoonka Diyaaradaha Boosaso oo kala saxiixday Heshiis.(Masawiro)
(August 5, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta(5-8-2014)Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland Heshiis kama danbys ah ku kala saxiixday Masuuliyiinta Hay’adda UNOPS oo ah Hay’adda Mashaaraciida iyo Horumarinta